Home
Links
Bible Versions
Contact
About us
Impressum
Site Map


WoL AUDIO
WoL CHILDREN


Bible Treasures
Doctrines of Bible
Key Bible Verses


Afrikaans
አማርኛ
عربي
Azərbaycanca
Bahasa Indones.
Basa Jawa
Basa Sunda
Baoulé
বাংলা
Български
Cebuano
Dagbani
Dan
Dioula
Deutsch
Ελληνικά
English
Ewe
Español
فارسی
Français
Gjuha shqipe
հայերեն
한국어
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
Кыргызча
Lingála
മലയാളം
Mëranaw
မြန်မာဘာသာ
नेपाली
日本語
O‘zbek
Peul
Polski
Português
Русский
Srpski/Српски
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
ไทย
Tiếng Việt
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Uyghur/ئۇيغۇرچه
Wolof
ייִדיש
Yorùbá
中文


ગુજરાતી
Latina
Magyar
Norsk

Home -- Somali -- Salvation - 14. Test Yourself
This page in: Albanian -- Armenian -- Baoule -- Cebuano -- English -- French -- German? -- Greek -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Spanish -- Telugu -- Twi -- Ukrainian -- Yoruba

Previous Lesson

Ma Taqaanaa? Badbaadada Eebbe waa kuu diyaar!
Buugga Muhiimka kuu ah

14. Is tijaabi


Ma fahantay oo ma soo martay macnaha buuxa ee badbaadadu? Baro su'aalaha soo socda, si taxaddar leh uga jawaab, oo noo soo dir warqaddaada imtixaanka. Ka dib waxaan kuu soo diri doonaa buug kale, oo kaa xaqiijin kara badbaadada cajiibka ah ee Masiixa.

01. Maxay dhalinyaro badani ka qirtaan badbaadada maanta?
02. Maxaan ugu nimid Ilaah?
03. Waa maxay halbeega saxda ah ee nolosheena?
04. Maxay qirashadda dembiyadeenu muhiim ugu tahay?
05. Sidee buu Eebbe u dhammaystiray badbaadada adduunka oo dhan?
06. Sidee badbaado kaamil ah adiga lagaa rumaysan doonaa?
07. Sideen ku hubsan karnaa badbaadadeenna?
08. Sidee bay rumaystayaasha cusub u tukadaan?
09. Sidee ayaynu ku heli karnaa rootiga maalinlaha ah, ee muhiimka u ah nolosheena cusub?
10. Waa maxay mawduuca ugu muhiimsan ee rumaystayaasha oo dhami markay xiriir la leeyihiin kuwa kale?
11. Muxuu jacaylka aad u qabto cadowgaagu u yahay tijaabo aasaasi u ah salva-gaaga?
12. Sidee imaatinka Masiixu ugu xidhan yahay madax furashadeenna?
13. Maxaan u jecel nahay Ciise? Maxay yihiin calaamadaha jacaylka aan u qabno isaga?
14. Miyaad naftaada u dhiibtay Badbaadiyehaaga nool? Maxaad kala soo kulantay isaga?

Saaxiib qaali : Haddii sharraxaaddeennu aysan dhammaan su'aalahaaga ka wada jawaabin ama haddii aadan weli hubin badbaadadaada, ha ka waaban inaad noo soo qorto. Waxaan kuugu jawaabi doonaa si aamin ah. U soo dir jawaabtaada cinwaanka hoose hana iloobin inaad cinwaankaaga oo buuxa ku xusto farriintaada.

Miyaad akhriday aayadaha muhiimka ah ee Kitaabka Quduuska ah, oo lagu daabacay xarfo waaweyn buugyarahan? Maskaxda ku hay. Baro iyaga wadnahooda waxayna kugu noqon doonaan khasnad noloshaada weligeed ah.

Waan kuu mahadcelinayaa oo waxaan fileynaa jawaabtaada goor dhow:

WATERS OF LIFE
P.O.Box 60 05 13
70305 Stuttgart
GERMANY

Internet: www.waters-of-life.net

E-Mail: info@waters-of-life.net

www.Waters-of-Life.net

Page last modified on September 15, 2021, at 07:05 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)