Home
Links
Bible Versions
Contact
About us
Impressum
Site Map


WoL AUDIO
WoL CHILDREN


Bible Treasures
Doctrines of Bible
Key Bible Verses


Afrikaans
አማርኛ
عربي
Azərbaycanca
Bahasa Indones.
Basa Jawa
Basa Sunda
Baoulé
বাংলা
Български
Cebuano
Dagbani
Dan
Dioula
Deutsch
Ελληνικά
English
Ewe
Español
فارسی
Français
Gjuha shqipe
հայերեն
한국어
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
Кыргызча
Lingála
മലയാളം
Mëranaw
မြန်မာဘာသာ
नेपाली
日本語
O‘zbek
Peul
Polski
Português
Русский
Srpski/Српски
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
ไทย
Tiếng Việt
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Uyghur/ئۇيغۇرچه
Wolof
ייִדיש
Yorùbá
中文


ગુજરાતી
Latina
Magyar
Norsk

Home -- Somali -- Genesis -- Genesis 16 (QUIZ)
This page in: -- Cebuano -- English -- French -- Greek -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Telugu -- Yoruba

Previous Genesis 15

BILOWGII - Maxaad Ka Leedahay Aadam Iyo Waqti?
Billowga nolosha Aadanaha, ee dembiga iyo qorshaha Ilaah ee badbaadada

16 -- KEDIS


Akhristaha sharafta lahow, hadaad darsay buugyarahan, waxaad awoodi doontaa inaad ka jawaabto su'aalaha soo socda:

  1. Maxay yihiin casharro kala duwan oo aad taqaanid si aad uga jawaabto su'aasha ku saabsan halka aan ka wada nimid?
  2. Maxay ka dhigan tahay inuu Eebbe abuuray nin araggiisa ah?
  3. Maxaad u malaynaysaa inuu Ilaah ku afuufay neefta nolosha Aadam abuurkiisa?
  4. Jannada maxaa gaar ah?
  5. Abuuritaanka Xaawo ee feeraha Aadam muxuu ka barayaa guurka?
  6. Qaab noocee ah ayuu Shayddaanku u adeegsadaa inuu nagu duufsado?
  7. Maxay yihiin tillaabooyinka u horseeday Xaawa iyo Aadan inay ku caasiyoobaan Ilaah iyagoo ku dhaqmaya amarkiisa?
  8. Maxay Xaawa iyo Aadan si cad u qiranayn dembigooda?
  9. Sidee baa Ilaah ugu xukumay Shayddaanka inuu duufsado Xaawa iyo Aadan?
  10. Muxuu ahaa qorshaha Ilaah ee badbaadada bilowgii sidee buu u fuliyay?
  11. Maxaad ka baraneysaa sheekadii Qaabiil ku dilay walaalkiis ka yar Haabiil?
  12. Maxaad adigu ka fikirtaa Aadan iyo Xaawo?

Jawaabahaaga si cad ugu qor una dir cinwaankeena:

WATERS OF LIFE, P.O.Box 600 513
70305 Stuttgart, Germany

E-mail: info@waters-of-life.net
Internet: www.waters-of-life.net and www.waters-of-life.org

Saaxiib qaali, laga yaabee inaad ku raacsan tahay barista Tawreed ee ku saabsan Aadam iyo Xaawo, ama malaha waad diidaysaa. Wax kastoo dabeecaddaada ah, waxaan jeclaan lahayn inaan maqalno fikradahaaga ku saabsan Aadam iyo Xaawo. Haddii aad wax noo soo qortid, waxaan diyaar u nahay inaan kuu jawaabno oo aan kuu soo dirno mid ka mid ah buugaag yar oo lacag la'aan ah, sidaa darteed waxaad wax badan ka baran kartaa waxa Ilaah ku barto dabeecadda aadanaha, dembiga iyo badbaadada. Fadlan ha ilaawin inaad ku darto cinwaankaaga si cad oo qoran.

WATERS OF LIFE, P.O.Box 600 513
70305 Stuttgart, Germany

E-mail: info@waters-of-life.net

www.Waters-of-Life.net

Page last modified on May 03, 2022, at 09:04 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)